Sign in to follow this  
Deeq A.

“Muuse Aad Ayuu Jabuuti Ugu Noqnoqdaaye, Toloow Ma Geellaa Duruustii Kali-talisnimada Soo Siiya? Keli-talisnimo in kugu filan Alleba kuu dhaliye iska soo noqo…” Abwaan Weedhsame

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa naqdiyay safarka uu Madaxweyne Muuse Biixi ku tagay dalka Jabuuti.

Abwaan Weedhsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu ku yidhi “Muuse aad buu tan Jibouti ah ugu noqnoqdaaye, toloow ma Geellaa duruustii kali-talisnimada soo siiya? Keli-talisnimo in kugu filan Alleba kuu dhaliye iska soo noqo.

Mise wuxu toloow baraya sida dal loogu dhigo meherad aad leedahay oo keliya adiga iyo qoyskaaga oo qudhi aad maamushaan? Taasina halkan ka suuragali maysee iska soo noqo”

Abwaan Weedhsame

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this