Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Maalintii Saddexaad Ku Sugan Dalka Jabuuti Oo Booqday Laba Xaruumood Oo Muhiim+ SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Jabuuti)-Weftigii madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi hoggaaminayey oo maalintii saddexaad ku sugan dalka Jabtuui ayaa maanta booqday laba xaruumood oo kala ah Telecom Djibouti iyo xarunta tareenada ee dalka Jabbuuti.

9-1.jpg 8-1.jpg 7-1.jpg 6-1.jpg 5-1.jpg 4-2.jpg 3-2.jpg 2-3.jpg 1-4.jpg

Waxa weftiga Madaxweynaha Somaliland kormeerkaasi ku wehelinayey wasiirada Xanaanada xoolaha, beeraha iyo biyaha, gaadiidka, warfaafinta ee dalka Jabbuuti iyo masuuliyiin kala duwan. Waxaana weftiga madaxweynaha xarumaha uu booqashada ku tagay ku soo dhaweeyey madaxda iyo shaqaalaha kala duwan ee goobahaasi.

Ugu danbayntiina Madaxweynuhu waxa uu saxeexay buugga lagu qoro madaxda soo booqatay xarunta Telecom DJabuuti, iyadoo masuuliyiinta xaruntuna madaxweynaha ay gudoonsiiyeen hadyad ka kooban astaanta dhaqanka iyo hiddaha jabuuti, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this