Sign in to follow this  
Deeq A.

BFS oo dalbaday in lala xisaabtamo hogaanka Jubaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu soo jeediyay in lala xisaabtamo hogaanka Jubaland.

Daahir Aamiin Jeesow, mudane ka tirsan Aqalka Hoose, ayaa hogaanka maamulkaasi ku tilmaamay “dambiile”, sida uu hadalka u dhigay.

Xukuumadda ayuu shaaciyey in ay ku tartarsiin doonan sidii ay talaabo uga qaadi lahayd madaxweyne Axmed Madoobe, uu sheegay in uu dambiyo geystay.

Hadalka sharcidejiyaha ayaa wuxuu kusoo aadayaa xili doorashooyin kala duwan oo ka dhacay degaanada dowlad goboleedkaasi ay khilaaf ka dhasheen.

Dowladda oo qaadacday doorashooyinkaasi ayaa waxay sheegtay in ay maamul loo dhan yahay u sameyneyso maamulkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this