Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha wasiirada Puntland oo ansixiyay xeerka Tayeynta caasimadda Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir Guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Shirka Maalgashiga Puntland, Ansixinta Xeerka Tayeynta Caasimadda, Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Badhan iyo Warbixino kale.

111.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Golaha wasiirada Puntland oo ansixiyay xeerka Tayeynta caasimadda Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this