Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad xoogan oo ka taagan gobolka Sanaag

Recommended Posts

Deeq A.   

Ceerigaabo (SMN )- Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa ku warramaya in maanta xiisad xoogan ay ka taagan tahay gobolkaasi oo dhaca waqooyiga Soomaaliya.

Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland, S/Gaas Yaasiin Cumar (Dheere) oo booqasho ku jooga degmada Baran ayaa si kulul uga hadlay xiisada kala dhexeysa Somaliland.

Sidoo kale taliyaha ayaa tilmaamay in degmada Baran ay ku soo wajahan yihiin ciidamada Somaliland iyo Al-Shabaab oo wada socda, sida uu hadalka u dhigay.

 Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/www.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this