Sign in to follow this  
Deeq A.

Haddii Mashruuca Lawyo Caddo-Boorama Ay Somalia Saxeexday Maxaa Lagu Diidi Mashruuca Berbera Ee Eng Yariisow??

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland, Cabdillaahi Abokor Cismaan ayaa sheegay in Dawladaha Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya ay wada saxeexeen Mashruuc uu Baanka Horumarinta Afrika ka fulinayo Somaliland, kaasi oo ah Waddada isku xidha Magaalooyinka Boorama iyo Lowyacaddo, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this