Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumadda Madaxweyne Biixi Oo La Wareegtay Soo Dejinta Shidaalka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in laga bilaabo kowda bisha October ee soo socota ay iyadu dalka keeni doonto shidaalka, isla markaana ay shirkadaha shidaalka hadda keenaa ay iyada ka sii iibsadaan.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Maareeyaha Haamaha Keydka Shidaalka Berbera ayaa lagu ogeysiiyay ganacsatada shidaalka in ay arrintaasi la socdaan, ciddii diidana aan la siin doonin mar danbe wax shidaal ah.


Halkan hoose ka akhriso:

berbera.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this