Sign in to follow this  
Deeq A.

Maayir Muraad Oo Amar Kale Dul dhigay Meheradda Warsan Ee Magaalada Burco

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Maayirka Burco Maxamed Yuusuf Muraad, ayaa ku amray mulkiilaha Hotelka Warsan ee Burco in ay joojiso goobta ragga iyo dumarku wax ku wada cunaan ee hotelkeeda.

Halkan hoose ka akhriso:

burco.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this