Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka Nabada Hobyo oo maanta lasoo afjarayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Hobyo (SMN – Shirkii mudooyinkii dambe ka socday magaaladda xeebta ah ee Hobyo ayaa lagu wadaa in Khamiista maanta ah lasoo gabagabeeyo.

Xiritaanka kulankaasi ayaa waxaa la sheegayaa in ay ka qeybgeli doonan mas’uuliyiin halkaasi tegi doonta gelinka hore ee maanta.

Shirkan oo u dhaxeeya beelweynta Habar-gadiir ayaa waxaa Arbacadii lagu doortay hogaanka guud ee Beeshaasi.

Gabagabadda ayey wararku sheegayaan in laga soo saari doono war-murtiyeed ku aadan qodobadda kasoo baxay isu imaatinkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this