Deeq A. Posted September 5, 2019 Muqdisho (SMN) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay soo bandhigtay mowqifkeeda ku aadan codsiga ka yimid dalka Kenya. Dalabka xukuumadda Nairobi ayaa wuxuu yahay in muddo 12-bilood ah dib loo dhigo dhageysiga gal-dacwadeedkan. Safiirka dalka u qaabilsan arrimaha Midowga Afrika ayaa shaaciyey in xukuumadda aysan aqbali doonin soo jeedintaasi. Danjire Saciid Cali Fiqi ayaa tibaaxay in kiiskan aanan lagu xalin doonin meel ahayn Maxkamadda Cadaaladda Aduunka. Umadda Soomaaliyeed ayuu ku tartarsiiyey in aysan ka walwalin in wada hadal ay ka gelayaan galkan, taasi oo ay rabitaanka Kenya. Ugu dambeyntii, ICJ ayuu daboolka ka qaadey in ay ka dhowrayaa in ay go’aan kasoo saarto dalabka Kenya illaa iyo Jimcaha soo aadan. Hoos ka dhageyso codka https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/Fiqi1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites