Deeq A. Posted September 4, 2019 Asc dhamaan shacab weynaha jamhuriyada somaliland meel kasta oo aad joogtaan waxaan halkan uga mahad celinayaa dhamaan shaqaalo weynaha shabakada caalamiga ah ee hadhwanaag news waxaanan ugu mahad celinaya siday bulshada ugu haqabtiraan wararka iyo dhacdooyinka dalka iyo dibada Haddan u gudo galo mawducan runtii waad ka dharagsantihiin xaalka ay ku sugantahay caasimadii dalku taasi oo laf jab ku ah qaranka somalilanddhamaantiin waxaad ka war qabtaan in waddoyinka caasimada qaarkood aan wax dibu u habayn ah lagu samayn tan iyo waagii dawladii siyaad bare waana wax laga xumaado in golayaashii deegaan ee kala danbeyay in anay waxba soo kordhin Hargeysa sidaa aad la wada socotaan xiligan waa xiligay ugu nasiibka xumaday waxaan u sabab ah golaha deegaanka uu hogaaminyaao maayir( solteco)kuwaas oo ku fogaan xoolo urursi balse ilaaway shaqadii loo doortay ma jiraan meelo ay ka baxaan biyaha roobku waana sababta ay u dhacaan dhibaatooyinka soo noqnoqdaHargeysi hadday sidan si ahaato wax dhici kara alle inaguma keene ina magaaladu baabado oo roobabka wax yeelo waa weyn u geystaan waayo magaalada hargeysi waa ceel sida aad lo wada soctaan GabogaboHargeysii hiilbay rabtaa waxay rabtaa mayir u shaqeeya ee aan ka shaqaysan waxay rabtaa gole degaan oo u adeega shacabkii soo doortay ee ma rabto gole deegaan oo ka dhunta shacabka xukumada dhexe waxaan ka codsanyaa inay dabo gal ku samayso golayaasha deeganka casimada iyo kuwa kale ee dalka Alla mahad leh baradho14@gmail.com Source Share this post Link to post Share on other sites