Sign in to follow this  
Deeq A.

Askar ka tirsanaa Ciidamada DF oo lagu dilay Shibis

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dilal qoorsheysan oo xalay ka dhacay degmada Shibis ee gobolka Banaadir.

Dilalkaasi ayaa waxaa loo geystay labo askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya, sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ah.

Dhanka kale waxaa masuuliyadda dilalkan ayaa sheegtay Al-Shabaab, kadib war ku baahiyeen boggagooda Internet-ka.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in labo sarkaal oo ka tirsanaa hay’adda NISA ay ku dishay gudaha degmada Shibis ee magaalada Muqdisho, sida ay hadalka u dhigtay.

Ma jiro weli wax hadal ah oo ah ka soo baxay laamaha ammaanka Soomaaliya oo ku aadamn dilkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this