Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Khayre oo shuruud ku xiray mushahar siinta ciidanka Ahlusuna.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa tababar u soo xiray ciidamo horay uga tirsanaa kuwa Ahlusuna oo hadda ku biiray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Xasanm Cali Khayre ayaa sheegay in ciidanka looga baahan yahay waajibaadkooda dastuuriga ah ayna bixin doonaan wixii ay xuquuq leeyihiin xilligaan kadib.

Khayre, wuxuu ka digey isku dhex yaaca cidiamada isagoona sheegay inaysan aqbali doonin mushaharna siin doonin ciidamo kawada tirsan DFS iyo Ahlusuna Wal-jameeca.

DAAWO

PUNTLANDPOST

The post Ra’iisul wasaare Khayre oo shuruud ku xiray mushahar siinta ciidanka Ahlusuna. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this