Deeq A. Posted September 4, 2019 OGEYSSIS, OGEYSIIS, OGEYSIIS. Waxaa dhamaan dadweynaha Somaliland ee Nederland ku nool la ogeysiinayaa in la dhisayo guddi cusub ee Jaaliyadda Guud Somaliland ee Holland. Qabashadda araajida waxaa ay bilabmatay 01/09/2019 ilaa 20/09/2019. Marka cidii danaynaysaa in ay ka mid noqoto guddida cusub, fadlan wixii faahfaahin dheeri ah kala xidhiidh ciwaanadan hoos ku qoran: Xiis Maxamed Tel.: 0634345980 C/raxmaan Barre Tel.: 0684941903 E-mail : Somalilandinnederland@gmail.com xoggo dheeraada Halkan Riix SomaliLanders in Nederland (SLNL)3(1) Qaran News Share this post Link to post Share on other sites