Deeq A. Posted September 3, 2019 Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo muddo laba todobaad ah dalka kaga maqnaa safar dibada ah ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtey Soo laabashada gudoomiyaha ayaa waxaa ay ku soo beegantay xili xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadu aaney wax heshiis ah ka gaadhin arimaha doorashooyinka kadib mooshinkii ay baarlamaanku laaleen Waxaana la filayaa in kulmo fool ka fool ah ay maalmaha soo socda yeelan doonan labada xisbi mucaarid ee Waddani iyo UCID Qaran News Share this post Link to post Share on other sites