Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Khayre oo lakulmay ergooyinka shirka Dhuusamareeb.

Recommended Posts

Deeq A.   

Mudane Xasan Cali Khayre ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kulamo la qaatay ergooyinka ka qaybgelaya shirka dibu heshiisiinta maamulka Galmudug oo laga daahfuri doono magaalada Dhuusamareeb.

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in kulamada Ra’iisul Wasaaraha looga hadli mdoono dardar-gelinta Galmudug mideysan oo loo dhan yahay.

Dhanka kalena, ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa uu xalay kulamo la qaatay qaar kamid ah bulshada kunool magaalada Dhuusamreeb ee xarunta maamulka Galmudug.

DAAWO

booqashada Dhuusomareeb

Ra'iisul Wasaare Hassan Ali Khaire ayaa la caweeyay qaar kamid ah qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Dhuusamareeb.#NabadIyoNolol#TubahaQaranka#PmInGalmudug

Posted by OPM Somalia on Monday, September 2, 2019

PUNTLANDPOST

The post Ra’iisul wasaare Khayre oo lakulmay ergooyinka shirka Dhuusamareeb. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this