Sign in to follow this  
AYOUB

RAAD TV International

Recommended Posts

AYOUB   

Introduction

RAAD TV International’s mission is to provide accurate and impartial news and information to the general public.   RAAD TV International will offer unique and dynamic journalism and programming through a multimedia platform across Television and the Internet.  RAAD TV International’s objective is based on core principles dear to its management: a spirit of freedom of speech, dialogue and the observation, protection and fostering of human rights.

RAAD TV International offers choice to people and negates the unpleasant and monopolistic activities of some large media organizations that seem to control the collection and dissemination of current affairs and information to the general public. RAAD TV International aims to provide an opportunity to reach discerning audiences in the most efficient way possible, by offering a high end and accessible quality programming that will fully meet and match the needs and expectations of our audiences. RAAD T.V. International has put together a team of employees that exude experience and who all share concerted dedication, enthusiasm and a willingness to place RAAD TV International as a fore-runner in the Television and new media rostrum. RAAD TV International will provide the latest and up-to-date local, regional and international news.

Our ambition remains:

Share this post


Link to post
Share on other sites

And already controversy laga keenay.

------------

 

Dr. Siciid C/qaadir: Hankii loo qabtay [telafashinka] RAAD runtii meesha wuu ka baxay

 

Dr. Siciid C/qaadir Saalax oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska oo la soo xiriiray boggan ayaa sheegay in Soomaalida ku dhaqan dalalka qurbaha ay si weyn u soo dhoweeyeen warar beryahan soo baxayey oo sheegayey in dhowaan la furi doono [telafashin] cusub oo maqal & muuqaal ah, xaruntiisuna noqon doonto magaalada London, ayna ka howlgeli doonaan suxufiyiin gudaha dalka & dibedda aad looga yaqaan, dhambaalkaasina uu ahaa mid ay si weyn u soo dhoweeyeen dhammaan dadkii Soomaaliyeed ee maqlay, sababta ugu weyn ee loo soo dhoweeyeyna ay aheyd baahida loo qabo saxaafad Soomaaliyeed oo bulshada ka haqabtirta baahida wararka ee dalka.

 

Dr. Siciid wuxuu sheegay in ay nasiib darro tahay in wax kasta oo Soomaalidu qabanayaan inay ku saleeyaan qabiil, Soomaaliduna aaney aheyn dad qabiilka ka kora howl kasta & marxalad kasta oo lagu jiro.

 

"Dadku waxey isweydiinayaan maxey dhali doontaa in [telafashinka] Raad dhammaan weriyeyaasha ka howlagalaya oo 20 ku dhow marka laga reebo Abuukar iyo Axmed Fasal oo teknikal teamka ah mooyaane inta kale ay hal beel yihiin, Raadtv waxa uu hada ka mid noqday [telafashinada] beelaha gaar ah ay leeyihiin, sida aad horeyba u soo aragteen Soomaliya saxaafadu malahan wadaniyad ee waa meel qabiil taasna waxaa cadeynaya [telafashinkii] ugu dambeeyey ee Soomaaliyeed (Raadtv) wuxuu isu bedeley goob qabiil bal aqristoow ila arag magacyadan: Axmed Xasan Cowke, C/salaan Hereri, Maxuud Sheekh Axmed Dalmar, Maxuud Cabdi Cali Ducaale, Cali Seenyo, C/xaafid Cawil Ismaaciil & kuwo kale, [soosaariyaasha] & [waraqriyaasha] oo dhan waxey ku beel yihiin milkiilaha [telafashinka] marka maxay kaga duwan yihiin meelaha kale ee qabiilada kale leeyihiin jawaabtu waa waxba, suxufiyiinta hore iyo kuwa cusubna waxay aheyd in la isku dhafo, maantase maxaad taqanaa maahan saxaafada Somaalidu ee waa qolama ama qabiil-kee tahay, ilaa dhawr suxufi oo aqoon iyo tayo saxaafadeed oo sare leh qabiil ahaan looga tegay taasina waa nasiib darro,” ayuu yiri Dr. Siciid.

 

“Waxaana isweydiin mudan sababta saxaafadda Soomaalidu ula qabsan la'dahay tan caalamka, waxey tahay labo qodob, dadka saxaafadda ka shaqeynaya oo aanan laheyn wax qibrad saxaafadeed ah & Soomaalida oo aanan aheyn wadaniyiin, hanaankii saxaafadda waxaa loo bedelay hanaan ganacsi, waxeyna Soomaalidu u sameysataa saxaafada ganacsi, si lacag looga sameeyo, saxaafadna lacag lagama sameeyo,” ayuu yiri Dr. Siciid, wuxuuna xusay in warbaahinta Soomaalida marka ay ka hadleyso dhacdooyinka dalka ka dhacaya ay si tayo xumo ah ay uga hadlaan, oo ay ka wanaagsan yihiin warbaahinta ajnebiga ah qaabka ay u tebineyso.

 

"[Telafashinka] Aljasiira marka uu ka hadlayo Soomaaliya waxa uu ku tilmaamaa dal la haysto oo gumeysi gacanta ugu jira, saxaafadii Soomaalidana kamaba hadasho dhibaatada Itoobiyaanka, waxaa la yaab leh in [telafashinyada] Soomaalida dhibaato kasta oo Itoobiyaanku geystaan aysan ku dhicin inay ka hadlaan, sababtuna waxey tahay biseyl baanan jirin," ayuu yiri.

 

“Wadan kasta oo dunida ka jira marka ay dhibaato ku dhacdo waxaa badbaadiya dadkiisa aqoonta leh, maanta waxaa muuqata Soomaalidu in ay tahay dal gablan ka ah dadka wax bartay, oo kii waxbartay ama haleeli karay inuu wax un sameeyo uu waxqabadkiisa ku saleynayo qabiil” ayuu yiri

 

[
. Qoraalka waala tifaftiray.]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr. Siciid C/qaadir Saalax oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska

 

Aha ,, really ??

 

 

Dr. Siciid wuxuu sheegay in ay nasiib darro tahay in wax kasta oo Soomaalidu qabanayaan inay ku saleeyaan qabiil,

There you go ........

 

 

"Dadku waxey isweydiinayaan maxey dhali doontaa in [telafashinka] Raad dhammaan weriyeyaasha ka howlagalaya oo 20 ku dhow marka laga reebo Abuukar iyo Axmed Fasal oo teknikal teamka ah mooyaane inta kale ay hal beel yihiin,

Hello Mr. Aqoonyahan ,,,,,

 

 

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

I don't see any problem if they are all from one qabiil, it is them(that people from that qabiil) who are making the efforts to launch a tv for all!

 

 

I don't know wuxuu la cabaadayo ninkaas aqoonyahan ku sheega ah.

 

 

Baryahan, wax kasta cillad baa loo raadin

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ actually it is significant.

 

because this is a major social problem in Somalia and the root cause for most of our problems .... even if they are true/honest journalists the perception it would create would harm their image and every news story would be filtered through it is 'reer hebel' news source.

 

The Prof. was right in bringing this up ... it is like 1 step forward 2 steps back

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

MMA

That was an embarrassing piece and Mr Saalax seem to have jumped the gun - to put mildly. Pure assumptions and nowhere near constructive criticism. He should have at least waited till RAAD went on air before making his "habar fadhidda" judgement. I doubt it a person who bothered to watch the promo videos would have written that crap. Does he want the journalist to be recruited using the 4.5 formula? Or is he suggesting the people in question have history of biased journalism? Don't know about others, but I think author of that article has only managed to discredit himself and I'll find it hard to take anything that chap comes up with in the future seriously. Others have even questioned the motives of Siciid Saalax's pathetic scribble.

 

 

C/llaahi Xuseen Maaryaa ``Waxaa nasiib darro ah in TV-ga RAAD oo aan weli hawada soo gelin oo wanaag & xumaan waxa uu xambaarsan yahay aan laga dhursugin in lagala hortago aflagaado”

 

Geel_jire

Some self-proclaimed intellectuals believe the internet is a world wide doqon-mawaaye, so don't be gullible. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this