Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Khayre oo ku wajahan Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa saacadaha soo socda ku wajahan M/Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Qaban qaabo iyo soo dhaweyn loogu jiro wadiga Ra’iisul wasaaraha ayaa haatan si xoogan looga dareemayaa gudaha magaaladaasi.

Ra’iisul wasaare Khayre ayaa daah-furi doono shiweynaha dib u heshiisinta Galmudug oo Arbacada soo socota ka furmaya gudaha magaalada Dhuusamareeb ee G/ Galgaduud.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixineysa sidii loo heli lahaa dhismaha Galmudug oo loo dhan yahay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this