Sign in to follow this  
Deeq A.

Safiir Eretria Oo Farmaajo Weydiistay In Dib Loo Siiyo Jinsiyadda Soomaaliya Oo Dawladii Siyaad Barre Siisay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Japan)-Safiirka Eritrea ee Japan ayaa shaaca ka qaaday inuu codsaday in dhalashadiisa Soomaaliya dib loogu soo celiyo Kadib kulan uu Madaxweyne Farmaajo kula yeeshay garoonka diyaaradaha ee Narita Tokyo.

“Waxaan ka codsaday madaxweynaha FORMAJO maanta garoonka diyaaradaha Narita Airport TOKYO inuu si naxariis leh iiga caawiyo dib-u-cusboonaysiinta jinsiyadda Soomaaliya ee la ii siiyay 1983”

safiir-768x937.jpeg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this