Sign in to follow this  
Deeq A.

“Inta Somaliland Maqantay Waa In Hawiye Fadhiyo Villa Somalia…” Siyaasi Sanbaloolshe

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Waraysigan hordhaciisa la baahiyay ayaa ka dambeeyay markii Sanbaloolshe oo xilal wasiirnimo, xildhibaannimo iyo guddoomiyaha NISA ka soo qabtay Soomaaliya si qayaxan u sheegay in ay haboon tahay in beel walba meesheeda ka taliso khudbad uu dhawaan jeediyay.

“Nimankii Isaaq Hargeysa waa ka taliyaan, nimankii Majeerteena Garoowe way ka taliyaan, nimankii Ogaadeenna Kismaayo way ka taliyaan laakiin, Galmudug, Hiiraan iyo Xamar…,” ayaa hadalkiisa ka mid ah

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this