Sign in to follow this  
Deeq A.

Safiir Eriteriyaana oo Farmaajo weydiistay in dib loo siiyo Jinsiyada Somaliya oo Dawladii Siyaad barre siisay

Recommended Posts

Deeq A.   

Safiirka Eritrea ee Japan ayaa shaaca ka qaaday inuu codsaday in dhalashadiisa Soomaaliya dib loogusoo celiyo Kadib kulan uu Madaxweyne Farmaajo kula yeeshay garoonka diyaaradaha ee Narita Tokyo.

“Waxaan ka codsaday madaxweynaha FORMAJO maanta garoonka diyaaradaha Narita Airport TOKYO inuu si naxariis leh iiga caawiyo dib-u-cusboonaysiinta jinsiyadda Soomaaliya ee la ii siiyay 1983”

safiir.jpg safiir-839x1024.jpeg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this