Jacaylbaro Posted September 17, 2009 Foor feed .......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 17, 2009 Degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay Caawa Foor feed kaga badisay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 18, 2009 ^ lol @ foor feed. ask NG he may have an answer. Labada kooxood mid hadii ay Diido Cayaarta ama ay arin kale uga maqnaato Garoonka, kooxdii soo hartaa guusha iska leh..so in this case Hiliwaa won the game because Balcad didn't show up in the stadium. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 18, 2009 So in the other words, "forfeit." Erey u dhigma maa laga waaye afkeena? War maxee afkeena ku ciyaareen dadkaan shabakooyinka wax kusoo daabaco sheegtana warbaahinta inay u shaqeeyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted September 18, 2009 More like the basstardized version of the english word forfeit ... Somalida qaar baa afkooda iyo afafka qalaad kala saari karin iyagoo badi iska qora erayo qalaad, erayadaas oo laga yaabe in ay jiraan erayo somali ah oo u dhigma. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 18, 2009 JB, it could mean walking over, nuune afafkiisii ayaanse u malayne bal isaga aan ka war dhowrno Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 18, 2009 ^Caku iyo Nuune iyo qaafkiisa... Maxaa saacadaan kusoo jeediyay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted September 18, 2009 ^ miyaad istaqaanaan waa adiga leh maxaa kuu soo jeedshay xiligan sidii in aad isku xili tihiin? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 18, 2009 ^Maya isma naqaan, inaan hada bartaan doonayaase... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 18, 2009 yes Foor Feed is the Ciyaalka Xaafada's Version of A forfeit which occurs only when the game is not played because of the failure or refusal of one team to participate. In that event, the other team who is ready to play is the winner. that is how it used to be when i had my Cali Falaax. i always wanted to know exactly what the score would be?? :confused: where is MMA, Erey u dhigmo ereygaan oo la macnaha aa loo baahanyahay haduu jiro!.. JB, Adigu horta Waligaa kubad ma laadday? Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted September 18, 2009 ^JB shanshada iyo tagoogta hadba tuu damco buu ku laada kubada.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 18, 2009 Cawaale maad iska aamustid, haduu JB ku dhihi doonaa 'Oo Ciyaalka Xaafada horta xaafadey galaan?'... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 18, 2009 Cawaale, erey u dhigmo ereygaas in uu Afsoomaaliga ku jiro ma moodi, closest that I can think of is ganaax. Ganaax usually means being fined. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 18, 2009 Originally posted by Kool_Kat: ^Caku iyo Nuune iyo qaafkiisa... Maxaa saacadaan kusoo jeediyay? Buugaa iitii hore ii kala furnaaa hadaanse ka dhici, habo cadeey. H.wanaagsan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 18, 2009 Originally posted by Kool_Kat: Cawaale maad iska aamustid, haduu JB ku dhihi doonaa 'Oo Ciyaalka Xaafada horta xaafadey galaan?' ... Taas kumaba fikirin, waa su'al adag, balse waxaan ugu jawaabaayaa, Qolada ciyaal Faa-Cali la yiraahdo ayay isku meel galeen.. MM, waa kugu raacsanahay, eereyga ugu dhow ee an hada ku fikriaayo waa "Ganaax" sidoo kale "forfeit"-kuba waa ganaax!! KK, saacaduun mey in jeedine? oops MMA aan la hadlaayay, and then again reer Koronto aa isku tihiin maahinoo? Quote Share this post Link to post Share on other sites