Deeq A. Posted September 1, 2019 Kismaayo (SMN) – Guddiga amniga ee Jubbaland ayaa war ka soo saaray xariga wasiirka amniga ee maamulka Jubbaland, Mudane C/rashiid Janan oo shalay ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ay ku xireen gudaha garoonka magaalada Muqdisho. Warka ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in xariga uu yahay mid aan raad ku laheyn sharciga, xuquuqda muwaadinka iyo xasaanada mas’uuliyiinta. Halkan hoose ka Akhriso: u View the full article Share this post Link to post Share on other sites