Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland oo war ka soo saartay xariga wasiir Janan

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Guddiga amniga ee Jubbaland ayaa war ka soo saaray xariga wasiirka amniga ee maamulka Jubbaland, Mudane C/rashiid Janan oo shalay ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ay ku xireen gudaha garoonka magaalada Muqdisho.

Warka ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in xariga uu yahay mid aan raad ku laheyn sharciga, xuquuqda muwaadinka iyo xasaanada mas’uuliyiinta.

Halkan hoose ka Akhriso:

wu

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this