Deeq A. Posted September 1, 2019 Muqdisho (SMN) – Hay’adda Hormuud Foundation ayaa maanta soo bandhigtay ardayda ku guuleystay imtixaan ay dhowaan ka qaaday illaa 300 oo arday, kuwaas oo soo dhameystay dugsiyada sare ee ku yaalla magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Sida ay shaaciyeen madaxda hay’adda soddon arday oo isugu jira gabdho iyo wiilal ayaa ku soo baxay imtixaankaasi, kuwaas oo helay deeq waxbarasho oo gudaha ah. Hormuud Foudation oo ah hay’ad hoostagta Hormuud Telecom Soomaaliya ayaa ardaydaasi ka bixin doonto lacagta Jaamacadda. Halkan hoose ka dhageyso Wrabixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/War-mutawakil-Hormuud.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites