Sign in to follow this  
Deeq A.

Soddon arday oo ku soo baxay Imitixaankii Hormuud

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Hay’adda Hormuud Foundation ayaa maanta soo bandhigtay ardayda ku guuleystay imtixaan ay dhowaan ka qaaday illaa 300 oo arday, kuwaas oo soo dhameystay dugsiyada sare ee ku yaalla magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Sida ay shaaciyeen madaxda hay’adda soddon arday oo isugu jira gabdho iyo wiilal ayaa ku soo baxay imtixaankaasi, kuwaas oo helay deeq waxbarasho oo gudaha ah.

Hormuud Foudation oo ah hay’ad hoostagta Hormuud Telecom Soomaaliya ayaa ardaydaasi ka bixin doonto lacagta Jaamacadda.

Halkan hoose ka dhageyso Wrabixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/War-mutawakil-Hormuud.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this