Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland Oo Ka Jawaabtay Arrimaha Duulimaadyada iyo Doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Shir degdeg ah oo xalay ay yeesheen golaha wasiirrada Jubbaland ayaa qoraal ka soo baxay lagu sheegay in aanu wax saameyn ah ku yeelan doonin go’aankii ay dowlada federalka ugu soo rogtay xayiraada diyaaradaha tooska u taga magaalada Kismaayo.

“Go’aanada ka soo baxay Golaha Fulinta iyo Wasaarada gaadiidka dowlada federalka ee ku saabsanaa duulimaadyada diyaaradaha ee Jubbaland iyo doorashada lagu tilmaamay sharci darro waa mid aan waafaqsanayn dastuurka iyo shuruucda dalka,”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Maamulka Jubbaland.

Haddaba, Halkan Ka Akhriso Qoraalka:

jubbaln.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this