Saalax

Muse Bixi needs Islamic re-education

Recommended Posts

Yaxyax ka qaaday fiirsashada. Gabadha si xun u bahdishay odeyga. Waaka yaxyaxay runtii, waa odey Soomaaliyeedee. Awoowe u noqon karaa ee mey ka qaleyso si boobsiis ah ugu qaato salaanta.

It was beyond awkwardness, though and he seemed like he was on the verge of being furious, xataa shahaadadii ku tuuri rabay. Gaalada afka Ingiriiska ku hadlo markaan camal waxee dhahaan tan oo kale ah sad cringe. Google it.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Yaxyax ka qaaday fiirsashada. Gabadha si xun u bahdishay odeyga. Waaka yaxyaxay runtii, waa odey Soomaaliyeedee. Awoowe u noqon karaa ee mey ka qaleyso si boobsiis ah ugu qaato salaanta.

It was beyond awkwardness, though and he seemed like he was on the verge of being furious, xataa shahaadadii ku tuuri rabay. Gaalada afka Ingiriiska ku hadlo markaan camal waxee dhahaan tan oo kale ah sad cringe. Google it.

 

Sii xuun ba lo bahdilay. Lkn dhaqankan nagaaha ajnabi ka ah la salaamayo wa dhaqan western ah iyo gaalniimo, marki horeba khalad ahayd inay Soomaaliida waxas bartan. Wa ruunta wajigiisa xanaaq badan ba ka muuqda :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.