Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamo Boolis Ah Iyo Wadaado Wada-Socdaa Oo Xidhay Shaqaale Itoobiyaan Ah Oo Ka Shaqaynayay Meherad Ku Taalla Magaalada Burco

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wararka ka imanaya magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegaya in ciidamo boolis ah iyo Wadaado wada-socdaa ay maanta xabsiga u taxaabay shaqaale Itoobiyaan ah.

Ilaa iyo hadda ma cadda sababta keentay in la xidho dadkan, mana jirto faaf faahin buuxda oo wadaadada iyo ciidanka hawsha fuliyay ay ka bixiyeen sababta loo xidhay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this