Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Soomaaliya Oo La Kulmay Raysal Wasaaraha Dalka Japan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Tokyo)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan ku sugan dalka Japan oo kaga qaybgalka Shirweynaha 7-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7) ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay magaalada Tokyo Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzo Abe.

Wada-hadallada Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Shinzo Abe ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, shaqo abuurka dhallinyarada, maalgashiga beeraha, xoolaha iyo kalluumeysiga, tababarka ciidanka Booliiska iyo taageeridda Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Soomaaliya, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this