Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Doorasho Madaxweyne Oo Wakhtigeedii Ka Soo Hor-martay Ayaano Qabanaynaa Haddii…” Faysal Cali Waraabe Oo Eedaymo Culus U Jeediyay Madaxweyne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in haddii doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee Somaliland la qaban waayo, in taasi bedelkeeda la qaban doono doorasho madaxweyne oo xilligeeda ka soo hor marta, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this