Deeq A. Posted August 31, 2019 Kismaayo (SMN) – Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ayaa weli howlgallo ka wada qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ee K/Soomaaliya. Howlgallada oo ah kuwa ka dhan ah Al-Shabaab ayaa waxa ay ciidamadu ka wadaan deegaano hoostaga degmooyinka Kismaayo iyo Jamaame ee gobolkaasi. Afhayeenka wasaaaradda amniga Jubbaland, Cabdinuur Ibraahin oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyey howlgalladaasi. Cabdinuur ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyey ciidamada huwanta ay guullo ka gaareen, islamarkaana ay Al-Shabaab ka saareen deegaano hor leh. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/cabdiqani.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites