Sakata Posted August 31, 2019 Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa warqad u diray madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, taasi oo uu ku dalbaday in xal laga gaaro khilaafka dowladda federaalka ah iyo maamulka Jubaland. Warqaddan oo la qoray 28-kii August, ayaa sax ahaanshaheeda waxaa Caasimada Online u xaqiijiyey xafiiska Axmed Madoobe iyo ilo-wareedyo ka tirsan Villa Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 31, 2019 It seems waraaq been ah inay tahay. Haddee waraaq sax tahay, it is too late. The best Awmadoowe can do is iskaga tago meesha sida xirtii ka horeysay asaga ku dhacday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted September 1, 2019 On 8/30/2019 at 10:30 PM, Sakata said: Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa warqad u diray madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, taasi oo uu ku dalbaday in xal laga gaaro khilaafka dowladda federaalka ah iyo maamulka Jubaland. Warqaddan oo la qoray 28-kii August, ayaa sax ahaanshaheeda waxaa Caasimada Online u xaqiijiyey xafiiska Axmed Madoobe iyo ilo-wareedyo ka tirsan Villa Somalia. Unless you are one of the originators, you have been had. Fake news have less effect on Nomadic culture. The reason is when Nomads meet and exchange greetings and information about their families, camels, grass, water, threats..etc they do not lie. There is total trust in the exchange of information. Thus the inclusion of God in so many ways in their conversations. Facebook is Godless. Thus you question everything. Quote Share this post Link to post Share on other sites