Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:-Waa maxay sababta kaliftay in Beri la fasaxo dhamaan Shaqaalaha Dowladda?

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho-(Caasimada Online)-Dhamaan shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Soomaaliya ayaa lafasaxay maalinta Sabtida ah ee berito.

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arimaha Bulshada ayaa lagu yiri, “Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada XFS waxey shaacinaysaa in shaqaalaha DF & kuwa gaarka ay fasax yihiin Beri oo Sabti ah,31-8 2019,ama 01-01-1441H,curashada sannadka cusub ee islaamka dartiisa,sidoo kale ku beegan maalintii uu nabigeena Suuban NNKHA ka hijroodey Magaalada  Maka  una hijroodey Madiina”

Halkaan ka akhriso warqadda:-

WhatsApp-Image-2019-08-30-at-22.35.49-64

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this