Deeq A. Posted August 30, 2019 . Waxyar uun kadib salaadii casar ayaa waxa Guud ahaanba magaalada Hargeysa siigo cas oo qunyar socota oo aan wada dabaylo Iyo roobtoona, siigadani waxa ay aakhirkii magaalada ka dhigtay mugdi madow iyada oo qoraxdii qarisay. Taariikhda inta la ogyshay magaalada siigo noocani ahi lama sheegin. Sadex cisho ka hor ayay ahayd markii magaalada ay ka da’een roobab laxaadleh oo wata dabaylo kuwaasi oo gaystay khasaare bag Iyo maalba leh. Isbadalka cimilada ayaa loo sibir saarayaa isbadalka cimilada ee Somaliland badiba Ku habsatay Qaran News Share this post Link to post Share on other sites