Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxa la gaadhay xiligii ay is casili lahyeen gudiga Garxajis ee Gacanlibaax

Recommended Posts

Deeq A.   

GudigaGarxajis-300x171.jpg

Waxa laga joogaa mudo sanad ah kolkii la doortay gudiga beesha West Burco Clan ee lagu soo doortay deegaanka Gacanlibaax, gudigani oo loo doortay sidii xal waara loogu heli lahaa tabasho kasta oo ay beesha West Burco Clan tirsanayso, loona mari lahaa wada saxda ah iyada oo aan laga qayb noqon wax alaale Iyo wixii kala fogaynaaya umadda Somaliland.

Hadaba waxa xaqiiq ah in gudigaasi ku hasasha magaca beesha West Burco Clan ay ku fashilmeen in ay ku guulaystaan wixii loo doortay, sidoo kale xubno ka mid ah gudigaasi ayna haysanin xiligani kalsoonida deegaanada ay ka soo jeedaan, Isla markaasina ayna wax wada Rashi ah la samaynin dadka ay matalayaan waxana la gaadhay xiligii ay gudigaasi ay talada dadka ay matalayaan ay dib ugu soo celiyaan si loo doorto gudi ka haboon gudigani oo kasban kara dhamaan umadda ay matalayaan Iyo cidkasta oo ay Dani kaga xidhanyahay.

La soco qaybta labaad

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this