Sign in to follow this  
Deeq A.

Jaamac Muuse Jaamac Oo Ka Hadlay Nin U Ololeeyo Dadka Isku Jinsiga Ah Ee Is-guursada Oo Ay Ku Marti Qaadeen Bandhigga Buugaagta Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxa xarunta Dhaqanka Hargeysa Jaamac Muuse Jaamac ayaa sheegay in aanay aqoon u lahayn, islamarkaana ogayn in Mr Donal Molosi oo ay ku marti qaadeen Bandhigga Buugaagta Hargeysa u ololeeyo dadka isku jinsiga ah. waxa uu ku dooday in ay muhiimadda siiyaan dadka iyo dalalka kala duwan ee Somaliland imanaya, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this