Deeq A. Posted August 29, 2019 Jowhar (SMN) – Madaxweynaha Dowlad goboledka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu tababar u soo xiray Dufcadii labaad ee Ciidanka Boliiska Hirshabelle. Munaasabadda oo ka dhaceysay dugsiga Tabaarka Ciidanka Boliiska Hirshabelle ee Magaalada Jowhar ayaa waxaa ka qayb galay saraakiisha ciidan iyo masuuliyiin kale. Waare oo madasha ka hadlay ayaa waxa uu kula dardaarmay ciidamadda in ay ka shaqeeyaa amniga iyo xasiloonida. Isaga oo sii hadlaya waxa uu askarta ku booriyey in ay shacabka u turaan, isla markaana aysan gaarsiinin wax dhibaato ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADDA View the full article Share this post Link to post Share on other sites