Sign in to follow this  
Deeq A.

Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeelaha Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Afgooye (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo saacadihii la soo dhaafay ciidamada dowladda ay ka sameeyeen gobolka Sh/ Hoose.

Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa fuliyey ciidamada Xoogga ee ka howlgala gobolkaasi.

Aadan Cabdi oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in ay dileen hal sarkaal, kadib iska hor imaad ay la galeen Al-Shabaab.

Dhanka kale ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo ka soo baxay Xarakada Al-Shababa oo ku aadan dagaalkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/ccc-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this