Sign in to follow this  
Deeq A.

Uganda Airlines Oo Duulimaadkii U Horreeyay Ee Toos Ah Ka Bilowday Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Diyaaraddii u horreeysay ee shirkadda duulimaadyada Uganda Airlines ayaa goor dhowayd soo caga-dhigatay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde.

20198296370264095280606163.jpg

Duulimaadkan ayaa billow u ah duulimaadyo toos ah oo isku xidhaya Muqdisho iyo Kampala.

Xaflad lagu daahfuray duulimaadyada ayaa lagu qabtay garoonka diyaarada Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Uganda Airlines ayaa dib u habeyn ballaadhan lagu sameeyay, muddo 18 sanno kaddib, iyada oo shirkadda ay billowday duulimaadyo ay ku tageyso dalalka gobolka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this