Deeq A. Posted August 29, 2019 Muqdisho (SMN) – Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta iyo shaqaadalaha dowladda inay daacad u noqdaan shaqooyinka iyo waajibaadka loo igmaday. Khadar ayaa ku booriyey qof weliba inuu isla xilsaaro ma’uuliyadda loo igmaday, islamarkaana uu si hufan ugu adeego dadkiisa iyo dalkiisa. Sidoo kale wuxuu kula dardaarmay in ay ku dadaalayaan wadaniyada iyo horumarka dalkooda. View the full article Share this post Link to post Share on other sites