Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Khayre oo sagootiyey ciidamo loo diray howlgal khaas ah.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xerada tababarka ciidamada ee Gen. Goordan booqasho sagootin iyo dardaaran ah ugu tegay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo loo diyaariyay howl gallo gaar ah oo Al-Shabaab  lagula dagaalamayo.

Mudane Xasan Cali Khayre oo ciidamada uga mahad-celiyay naf-hurnimada ay uga qayb qaadanayaan badbaadinta nafta iyo maalka ummadda Soomaaliyeed, ayaa kula dardaarmay in Al-Shabaab  ay ka saaraan deegaannada loo qorsheeyay in ay ka fuliyaan howl gallada.

DAAWO

PUNTLANDPOST

The post Ra’iisul wasaare Khayre oo sagootiyey ciidamo loo diray howlgal khaas ah. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this