Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni oo Camey iyo Gaas kula kulmay dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   
1-43.jpg?w=1000&ssl=1Kulanka labada dhinac

 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay hadimo sharafeed qado sharaf ah oo uu u sameeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenkii jore ee Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey.

Qodo sharafta ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Kulanka Qado Sharafta ah oo daaranaa soo dhoweyn iyo is-xog wareysi ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya iyo si gaar ah Puntland, waxaana uu ku soo idlaaday kulaankaasi guul.

PUNTLAND POST

The post Deni oo Camey iyo Gaas kula kulmay dalka Itoobiya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this