Sign in to follow this  
Deeq A.

Millatariga Yemen Oo Dib Ula Wareegay Magaalada Sanca

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Sanca)-Millatariga dalka Yemen ee taageerada ka helaya caalamka ayaa dib ula wareegay gacan ku heynta magaalada xeebta ah ee Cadan.

15670094205f94f.jpg

Wasiirka warfaafinta Mucamar Al-Ceryani ayaa sheegay in saddex todobaad kadib ay ciidankooda ay ku geeleysteen in mucaaradka laga saaro magaalada oo ay kala wareegeen millatariga Imaaraadka.

Mr Ceryani ayaa ku soo qoray bartiisa Twitterka in ciidanka yemen ay gacanta ku hayaan dhammaan degmooyinka Cadan.

Qoraalka ayaa waxaa sidoo kale daba socday muuqaal yar oo muujinaya shacab wata sawirka madaxweyne Cabdu Rabbu Mansuur Haadi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this