Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkii 4-aad ee Dastuurka oo la soo gabagabeeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Shirkii 4-aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed ayaa lagu soo gebagebeeyey magaalada Garowe,iyadoo laga soo saaray Qodobbo muhiim ah.

Shirkan waxaa kasoo wada qeybgalay Guddiga La Socodka ee dib u eegista Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo mudane Cabdi Xasan Cawaale(Qeybdiid) guddoomiyaha guddigaasi,Guddiga Madaxa bannaan ee dib u eegista Dastuurka,Guddoonada Barlmaanada iyo Guddiyada Dastuurka ee Dawladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shirkan waxaa uu socday muddo seddex maalmood ah ee lasoo dhaafay, iyadoo looga tashanayay cutubyada 10-aad ilaa 15-aad oo ay soo diyaariyeen guddiyada Dastuurka heer Federaal.

Halkan hoose ka akhriso qodobada.

WhatsApp-Image-2019-08-28-at-1.28.46-PM.WhatsApp-Image-2019-08-28-at-1.28.58-PM.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this