Sign in to follow this  
Deeq A.

Dibadbax lagu taageerayey DF oo ka dhacay Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Boqolaal dadweyne ah ayaa maanta dibadbax ka dhigay gudaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Banaanbaxa oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa lagu taageerayey dadaalka ay dowladdu ka wado gudaha magaaladaasi ee lagu doonayo in lagu dhiso Galmudug oo loo dhan yahay.

Dibadbaxayaasha aya ku qeylinayey arayo ay ku taageerayaan dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Shalay ayey aheyd markii ay Ahlu Sunna ay shaacisay inuu burburay heshiiskii ay la gashay xukuumadda Soomaaliya, walow ay dowladda federaalka ay iska fogeysay eedeyntaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this