Sign in to follow this  
Deeq A.

Xilliga lasoo xirayo shirka Hobyo oo la shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Hobyo (SMN) – Guddiga Farsamadda ee Shirka Nabadda ee magaaladda Hobyo ayaa waxaa la shaaciyey goorta lasoo gabagabeyo kulankaasi.

Afhayeenka guddigaasi, Cabdullaahi Siyaad Yarow ayaa warbaahinta u sheegay in shirka lasoo afmeeri doono 5-ka bisha dambe ee September.

Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya, maamulka Galmudug iyo wakiilada Beesha Caalamka ayaa lagu martiqaaday xeritaanka shirka.

Hoos ka dhageyso codka

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/Hobyo.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this