Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdirashiid Riyo-raac magaciisaa inagu filan..W/Q Axmed Maxamed

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdirashiid Riyo-raac magaciisaa inagu filan..W/Q Axmed Maxamed

Haddii xil loo dhaartay oo laga tegay cidi ku noqonayso dembiile iyo Khaa’inul Waddan ninkan Riyo-raac la baxay baa koobka qaaday, sababtoo ah waa ninka Saddexda Xisbi ee meesha ka jira dhamaantood u dhaartay ee ka dukaamaystay mid kastana markii uu ka qubaystay macawistii iyo Kabihii dacaska ahaa ee casaa uu Caynaba kala yimi hortiisa ku bixiyay.

F89D345A-4850-4ADF-96FB-BAAF2E6009B0.jpe

Waa ninka markii uu Hargeysa la qabsaday ee ku ilbaxay diyaarad Xamar ku socota raacay ee Xil u doontay Xukuumaddii Xasan Sheekh ee laga xiiran waayay dabadeedna inaadeerkii Xayir Maareeye baabuurta u masmasixi jiray 8 bilood. Ugu dambayna ku laabtay Hargeysa ee ka qayb galay doorashadii qabyaaladeed ee Jeegaantu ku bahowday isagoo ka muusanaabi jiray Caynaba iyo meelahaa wakhtigii Ololaha.

Ninka noocaa ah ayaa maanta Janaraal Caarre oo dhibi-lisanaya Malab saafi ahna ku jaqaya degaankiisa ugu quruxda badnaa Waqooyiga Somalia, ku sheegaya Khaa’inul.

Calaa kuli xaal waxaan leeyahay Cabdirashiidow nin caano riyaad lagu can-qariyay oo shalay Buurdhaab ka soo degay uguma hadal xumid.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this