Sign in to follow this  
Deeq A.

Saddex Qof Oo Ku Geeriyooday Roob Wata Oo Ka Da’ay Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Magaalada Hargeysa qaybo ka mid ah waxa galabta ka da’ay roob xooggan oo wata dabayl culayskeeda leh, islamarkaana khasaare xoog leh gaysatay oo naf iyo maal ah sababay.

70174936_2191077387681821_57250712066132 1.jpg 3.jpg


Roobkan sida weyn magaalada Hargeysa looga dareemay ayaa ku xooggana qaybaha Waqooyi ilaa Galbeedka magaalada waxaanu da’ayay muddo ku siman nus saac.

Saddex qof ayaa ku geeriyooday 11 kalena way ku dhaawacmeen roob galabta ka da’ay Hargeysa sida uu xaqiijiyay Guddoomiyaha Maroodi-jeex Jaamac Axmed, Halkan hoose ka DAAWO muuqaal laga duubay roobka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this