Tuujiye Posted October 7, 2006 War heedhaha miyaad lasocotaan waxa ka socda soomaliya... Somalia dhan Maxkamad ee saaran tahay ma is dhahdeen. bisinkoo......... Now Maxkamadaha face bigger chalenge... they stop all illigal "Khad".......They said is a drug and is not gonna be used in somalia no more...Rafaadul ladii waaye waxaas....... In xamar people are still selling and buying khad but is being well controled........in Kismaanyo same thing but people are going crazy...... NOW! lets say maxkamadaha move up to Puntland and Somaliland.... I'm not trying to be racist here but How the hell they gonna stop Qaldaanland from "KHAD" I meen the JAAD leafs should be the simple of their flag and they will die by the leafs..and The maxkamadaha wanna stop that!! HOW???? This is a Crazy thing to wait and see... what do you guys think????? Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 11, 2006 Just give them more time and u'll see all the maxkamadaha qayiling very nice ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted October 11, 2006 ^^^^^ Good response Jaceyl....Beri aan wadankii adey ayaa waxaa igu dhacdey maalin laba wadaad ayaa babuur aan watey ayey ila soo raceen markaas bey waxey igu dhaheen Xaaji ma wada fadhisanaa.Anoo yaban baan ku idhi ma qayishaan intey ila yaabeen bey dheheen why NOT...Laakinse bi sharuud so long as you here ha na sheegin... Tuujiye Ever heard of laga barey laga badi...In Somaliland only ragaa qayili jirey and it was strictly an afternoon pastime but imika intii naga baratey bahalkaas baas rag iyo dumar ayaa cuna and to make matters worse habeen iyo malin ma kala lahaa ee bal taas ku darso xisaabta... Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 11, 2006 Warya tuujiye, northern folk do not chew any more than southern folk. The problem is not having an economy. People waste time, become addicted etc etc,,,,, Banning the Qaad in SL is likely to result in fighting from the Qaad dealers and not the general population Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 11, 2006 looooooooooooool@hana sheegin ,,,,,,,,,, War meesha maxaa lagu jabay niman yahow ,,,,, i know in somaliland they chew 24/7 (almost) ,,, and they made a number of names according to different timings of qayilaad ,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted October 11, 2006 Waraa Geediid beentaa ma aha..laga bartaa laga badshaa.... laakiin waa dhiiqootay abaabiina.... reerxamar jaad erabdaro iyo saqajaanimo ee u cunaan.. Laakiin reer waqooyo waa dhaqan iyo ragnimo..lol.. I have never went to a Reer waqooyi aroos where I wasn't ofered some Jaad...I used to make money selling it after to next man....when ever we had reer waqooyi aroos, we had food and money after we sell the Jaad that was giving to us.... Marka abti kala saar sida loo cuno... Like JB said 24/7 ayaa wiligeed jaad laga cuni jiray somaliland and Puntland and it has names for it..But in the south only the rich used to chew that before the cival war..laakiin hada shaashida xitaa taqsin aa u kuusan..loool.. wiligaa ma aragtay bajaq shaanshi eh oo taqsin u kuusan tahay??? looooooooooool anaa shurufnaa aan ku dhahay oo marqaati ke eh..... Northner loooooooool.. waraa qaad dealers ayaga sheekadooda wax kale waaye...tan dadka shicibka aa ka darnaan doonto....trust me.... Gadiid is just fact yaaqee.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 11, 2006 Waaryaa tuujiye, imisa goor baad qayishay horta ??? runta marka la sheego ,,,, markee bayse kuugu darnayd ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted October 12, 2006 wiligee ma qayilin aniga walaahi.. laakiin asxaab badan oo qayileeso aan dhoor jeer isku daye in aan la sheeko qabsado.... waxaana bartay, nin marqaansan in aanan wiligee la sheekeysan....shiiiiiiiiiidh..kan ugu doqonsan fikrad culus uu keenaa....I think somali dhan waxa ee isla weyn yihiin oo iskugu qabaan in ee aduunkaan gacanta ayaga ee ku haayaan, is because of bahalkaas..... Xigmada iyo fikiradaha iyo qaabka ee lasoo baxaayaan aa la fajihi jiray rag aan ogahay in ee yihiin caqli loox.... Marka iinsha allah, jaadka markii mabnuuc laga dhigo, somali waa la xukumi doonaa......... JB aniga wiligee ma qaldaneen abaa....see jaad u cunaa?? Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites